Xubno katirsan kooxda Jamaat-ul-Mujahideen oo xukun dil ah lagu riday

Xubno katirsan kooxda Jamaat-ul-Mujahideen oo laga mamnuucay dalka Bangaladesh ayaa xukun dil ah lagu riday, kadib markii lagu helay in ay ku lug lahaayeen weerar dad badan oo ajaaniib lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhaka. Maxakamadda u gaar ah falalka argagixiso oo ku taalla dalka Bangladesh ayaa xukun dil ah ku riday 7-xubnood oo katirsan … Continue reading Xubno katirsan kooxda Jamaat-ul-Mujahideen oo xukun dil ah lagu riday